Aroos Films waxay idin diyaarisay fareemo aad loo qurxiyay oo loogu talagay in la gashado sawirada sida:-

 - Sawirada Aroosyada & Dhalashda

 - Sawirada Xafladaha & Dalxiiska

 - Sawirada Taariikhiga ah

 - Sawirada Ereyada Diiniga

 - Sawirada Xafladaha Qalinjebinta

Meelkasta aad joogto waxaad naga dalban kartaa dhamaan cabirada 4"x6", 5"x7", 8"x10", 11"x14" & 16"x20" inches ama dalbo hadaad dooneysid cabiro kale
Graphics
Home
Heeso Somali
Xayeysiiska
Copyright www.aroosfilms.com 2009 all rights reserved
Diintu ma ogola xatooyada & miinguuriska - ogolaansho na weydiiso oo allaha ku abuurtay ka baq -mahadsanid
Foto-Fareem
Nagala Xiriir

Hadii aad danaynayso in laguu duubo xaflad ama laguu qurxiyo Flim hore kuugu duubnaa la xiriir aroosfilms

bashiir.mohamud@gmail.com - ifo@aroosfilms.com